Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Ansixiyay Masuul oo xukuumada katirsan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Ansixiyay Masuul oo xukuumada katirsan
February 27, 2023 - Written by Editor:

Hargeysa(W,N)-Fadhigii maanta ee golaha Wakiiladda JSL oo uu shirgudoominayay Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Mudane Siciid Mire Faarax (Giire) ayaa lagu ansixiyey afar Masuul Kuwasi oo xildhibaanadu mid mid gacanta ugu taageen.

  1. Wasiirka Wasaarada Maalgashiga.
  2. Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka
  3. Xubin ka tirsan Komishanka Shaqaalaha Dawlada
  4. Xubin katirsan Guddida Qandaraasyadda Qaranka.

COMMENTS
LINKS