|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Arimaha Dhaqaalaha Ee Dalka
February 25, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii maanta Dood ka yeeshay Arimaha dhaqaalaha ee dalka iyo sidii loo daryeeli lahaa dadka barakacayaasha eek u dhaqan gudaha dalka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|