Xildhibaan Mubaarik Xeeldheere Oo Runta Usheegay Reer Berbera, Soona Bandhigay Duulaanka Lagu Yahay G, Saaxil | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Mubaarik Xeeldheere Oo Runta Usheegay Reer Berbera, Soona Bandhigay Duulaanka Lagu Yahay G, Saaxil
February 1, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-xildhibaan mubaarik xeel dheere oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee laga soo doortay gobolka saaxil ayaa habeenkii xalay ka qaybgalay kulan udhexeeya xildhibaana iyo bulshada reer beerbera isagoo ka hadlay arimo badan oo ay reer saaxil tirsanayeen.

COMMENTS
LINKS