|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Mubaarik Xeeldheere Oo Reer Sool Ugu Baaqay In Ay Xabada Joojiyaan, Sheegayna In Madaxwayne Biixi Dacwad Uga Gudbin Doonaan Maxkamada Aduunka!
February 18, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Mubaarik Xeeldheere oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa adag uga soo horjeestay dagaalka magaalada laascanood isagoo madaxwaynaha Somaliland ku eedeeyay in uu shacabka reer sool dhib ku hayo. Sidoo kale mubaarik xeel dheere ayaa sheegay in madaxwayne biixi aanu caqabad ku ahayn oo kaliya reer sool balse uu Somaliland oo dhan caqabad ku yahay. Dhanka kale xildhibaan xeeldheere ayaa waxgaradka reer sool ugu baaqay in ay xabada joojiyaan, sheegayna in madaxwayne biixi dacwad uga gudbin doonaan maxkamada aduunka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Raysal Wasaare Cabdiweli Oo Si Buuxda U Aqbalay Go'aankii Uu Baarlamaanku Maanta Kalsoonidii Kagala ... Isku Shaandhayn Wasiirka Warfaafinta ku Sameeyay Agaasimo Waxeedyada Oo Dareeno Badan Abuurtay Iyo S... DAAWO;Nuxurka Khudbad Uu Jamaal Cali Xuseen Ka Jeediyay Qalin Jabbintii Jaamacada Hargaysa + Weedho ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|