|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan Taageersanahay Ciidanka Qaranka Iyo Sida Uu Taliyuhu Uga Hadlay Guulaha Ay Gaadheen”Sheekhul Axmar.
February 18, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Rashiid jaamac dhari (sheekhul axmar) oo kamid ah haldoorka reer somaliland ayaa sheegay in ka shacab ahaan ay taageersan yihiin ciidamada qaranka jamhuuriyada Somaliland ee difaaca dalka ujooga jiidaha hore iyo kuwa sugaya nabadgalyada gobolka sool. Sidoo kale sheekhul axmar rashiid jaamac yuusuf ayaa hadliga laylatul micraaj aw isra awgeen in ilaahay nabada iyo abniga usiyaadiyo Somaliland kana damiyo colaada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Marxuum Cadami, wuxuu Noo Ahaa Waalid, Marka Ay Dhinaca Siyaasada Noqoto, Waayo’Arag Wax Badan USoo... DAAWO Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Go'aano Maxkamadu Kasoo Saartay Muranki... DAAWO ; Mudaharaad Lagaga Soo Hor jeedo Xadhiga Boqor Buur Madow Oo Ka Dhacay Magaalada Ceel afwayn ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|