|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Jawaab Ka Kulul Bixiyay Eedihii Uu Gudoomiye Khaliif Ujeediyay Xukuumada, Sheegayna In Uu Isagu Caqabad Ku Ahaa Xal Laga Gaadho Xaalada Laascanood.
February 27, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo maalintii shalay uu gudoomiyaha baarlamaanka jsl cabdirasaaq khaliif ujeediyay madaxwayne biixi iyo wasiir koore isagoo ku eedeeyay in ay iyagu fashiliyeen waxksta oo nabad lagaga dhalin lahaa magaalada laascanood Wasiir Koore ayaa sidoo kale eedo culus ku miisay gudoomiye khaliif kuna eedeeyay in uu jabiyay dastuurkii qaranka Somaliland islamarkaana ay muhiim tahay in xilka laga qaaado. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“Somaliland Aqoonyahankeedu Sidii Iyo Halkii Ay Uga Doodi Karaanba Waa Sax Inay Uga Doodaan Dalkooda... Warbixin Laga Diyaariyay Dhismaha Wadada Kalabaydh Iyo Wajaale Iyo Khasaare Nafeed Ee Ay Sobobeen Is... Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Ka Dareen Celiyay Xil Uu Umagacaabay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|