|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Gaashaandhiga Jsl Oo ka Warbixiyay Xaaladihii Udanbeeyay Ee Magaalada Laascanood Iyo Weerarkii Saaka Lagu Soo Qaaday Ciidamada Qaranka!
February 21, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland cabdiqani maxamuud caateeye oo kamid ahaa gudidii wasiirada xukuumada Somaliland ee mudo ku suganaa magaalada laascanood ayaa ka warbixiyay xaaladihii ugu danbeeyay ee xaalada ka taagan magaalada laascanood iyo qorshayaasha ku lamaanaa dilalkii mudada soo socday ee loo gaystay haldoorka gobolka sool oo keenay in maanta dagaal ay Somaliland kula jiraan kooxo isa soo bahaystay oo duulaan ku ah qarannimada Somaliland iyo nabad ku noolaadaan shacabka reer sool Dhanka kale wasiir cabdiqani ayaa ka warbixiyay dagaal maanta ka dhacay magaalada laascanood oo lagu soo weeraray fadhiisimada ciidanka Somaliland kuwaasi oo ay iska difaaceen. HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wasiirka arrimaha gudaha Ukraine Arsen Avakov ayaa sheegay in militariga Ruushka ayaa xayiraad ku so... Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qoraal la xidhiidha caqabadaha ictiraaf-la’aantu ku hayaan horumarka So... “ Masuuliyiinta Soomaaliya ee muqdisho ka imanaya ama kuwa Puntland way soo mari karaa Madaarada Som... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|