Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Kulan Uqabatay Imaamada Masaajidada Iyo Arimaha Lagaga Hadlay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Kulan Uqabatay Imaamada Masaajidada Iyo Arimaha Lagaga Hadlay
February 22, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada diinta iyoawqaafta somaliland ayaa soo qaban qaabisay kulan loo qabtay imaamada masaajidada dalka khudbada jimcaha ka akhriya qaarkood

Waxaana ujeedadan kulan ka warbixiyay wasiirka diinta iy awqaafta somaliland sheekh cabdirasaaq albaani.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS