Taliyaha Ciidanka RRUda Jsl Oo Beeniyay Warar Baraha Bulshada Lagaga Faafiyay Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka RRUda Jsl Oo Beeniyay Warar Baraha Bulshada Lagaga Faafiyay Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka Somaliland.
February 9, 2023 - Written by Editor:

CEEL AFWAYN(W,N)-Taliyaha ciidanka birmadka Somaliland ee rru gen axmed cabdi tiir oo ku sugan degmada ceel afwayn ayaa beeniyay warar aan sal iyo raadtoona lahayn oo lagu faafiyay baraha bulshada kuwaasi oo sheegay in uu ku dhintay dagaalkii laascanood isagoo fariin udiray shacabka somaliland iyo ciidamada qaranka ee difaaca dalka kaga jira gobolka sool.

 

 

COMMENTS
LINKS