HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland G/S Cabdiraxmaan Dheere ayaa ka hadlay rabshadihii iyo dagaaladii ciidamada Somaliland iyo maleeshiyaadka iyo kooxo shisheeye ku dhexmaray magaalo madaxda Gobolka Sool.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;