HARGAYSA(W,N)-Siyaasi rashiid jaamac dhari ee sheekhul Axmar ayaa hambalyo udiray ciidamada qaranka Somaliland munaasibada 29aad guurada aas aaska ciidanka qaranka Somaliland
Sidoo kale sheekhul axmar ayaa ka hadlay shirka garaadada beelaha dhulba hante uga socda laascanood iyo hadalkii kazoo yeedhay xildhibaan mahdi guuleed oo katirsan baarlamaanka somaliya oo qiray madaxbanaanida somaliland.