Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare Oo Soo Dhaweeyay Hadalkii Garnaqsiga Ahaa Ganacsade Maxamed Jabuutaawi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare Oo Soo Dhaweeyay Hadalkii Garnaqsiga Ahaa Ganacsade Maxamed Jabuutaawi.
February 16, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Aadan cilmi dhoolayare oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee xilalka wasiirnimo kazoo qabtay xukuumadii daahir riyaale ayaa soo dhaweeyay hadal garnaqsi iyo xog waranka xaalada magaalada laascanood oo dhawaan kazoo yeedhay ganacsade maxamed jabuutaawi isagoo sheegay in uu ka hadlay xaqiiqada Somaliland iyo sida xukuumada madaxwayne biixi u baabiisay dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS