Shirkii Golaha Amaanka Oo Lagaga Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkii Golaha Amaanka Oo Lagaga Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood
February 23, 2023 - Written by Editor:

USA(W,N)-Shirkii golaha amaanka ayaa lagaga hadlay xaalada ka taagan magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood taasi oo sobobtay in dad badani barakacaan.

Sidoo kale shirkan ayaa dhinacyada dirirtu ka dhacayso ee magaalada laascanood loogu baaqay in xabada la joojiyo islamarkaana ay dadka shacabka ahi heleen meelo loo mariyo gar gaarka.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS