|
|||||
WAJAALE NEWS
Shil Gaadhi Ka Dhacay Wadada Labada Boqol Ee Waqooyiga Magaalada Hargaysa Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay!
February 1, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Shil gaadhi ayaa maanta ka dhacay wadada cusub ee Labada Boqol ee dhinaca waqooyi ka marta caasimada hargaysa ayaa sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jira halkaasi oo Uu nafwaayeen Hal qof halka ay laba kale dhaawac yihiin sedexda qof ee midna dhintay labana dhaawaca yihiin ayaa isku qoys. Taliyaha Ciidanka nabadgalyada wadooyinka ayaa faah faahin ka bixiyay shilkan isagoo shacabka caasimada hargaysa ee wadada gadiidkoogu xawaaraha ku maro diray fariin Digniin ah.
Related posts:Badhasaabada Gobolada Gabiley, Maroodi jeex Iyo Awdal Oo siwada Jir Ubaabiiyay Beero Laga Samaystay ... Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalo Ka Dhacay Xadka Soomaalida Iyo Canfarta Itoobiya +khasaaraha Nafee... Madaxweyne Muuse Biixi Oo Soo Dhammaystay Safar Shaqo oo uu Kusoo Maray Qaar Kamid ah Gobollada Dalk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|