“Shacabka Reer Laascanood Waxaan Leeyahay, Dagaal Wiilbaa Ku Dhintee, Wiil Kuma Dhasho, Intaa Dhacday Ayaa Khasaare Inoogu Filan”Xil Sheekh Axmed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Shacabka Reer Laascanood Waxaan Leeyahay, Dagaal Wiilbaa Ku Dhintee, Wiil Kuma Dhasho, Intaa Dhacday Ayaa Khasaare Inoogu Filan”Xil Sheekh Axmed.
February 10, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh.xildhibaan Axmed dayib oo kamid culimada Somaliland kana tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa khudbadii jimcaha ee maanta kaga hadlay dagaal ka dhacay magaalada laascanood isagoo sheegay in arinta laascanood ka socotaa hore uga soo dhacday magaalada gaalkacayo taasi oo iyadana mudo lalaynayay haldoorkeeda taasi oo sobobtay in qabiilada qaar iskugu dhacaan

Sidoo kale Xildhibaan Sheekh axmed dayib ayaa sheegay in qofka ku dhinta dagaal laascanood aanu ahayn shihiid

Dhanka kale xildhibaan sheikh axmed ayaa fariin muhiim ah udiray shacabka gobolka sool.

 

COMMENTS
LINKS