“Reer Sool Waxaan Leeyahay Ma Jirto Wax Nabada Ka Qiimo Badan Oo Lagu Noolaan Karo”Sh. Cabdilaahi Sh, cali jawhar | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Reer Sool Waxaan Leeyahay Ma Jirto Wax Nabada Ka Qiimo Badan Oo Lagu Noolaan Karo”Sh. Cabdilaahi Sh, cali jawhar
February 16, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekhul baladka gobolka awdal sheikh cabdilaahi sheikh cali jawhar oo kazoo qaybgalay kulankii madaxtooyada eelagaga hadlayay xaalada ka taagan gobolka sool ayaa ku baaqay in arinta wadahal lagu dayo islamarkaana bisha lagu jiro ay xaaraan tahay daadinta dhiiga muslimiinta

Sidoo kale sheikh cabdilaahi sheikh cali jawhar ayaa baaq culus udiray madaxdhaqameedka gobolka sool oo ay reer awdal siyaasad wadaag ahaayeen,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS