|
|||||
WAJAALE NEWS
“Reer Sool Waxaan Leeyahay Kollay Waa La Heshiin Doonaaye, Khasaaruhu Ha Yaraado, Wada-hadalna Aynu Bilowno”Madaxwayne Biixi.
February 16, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo kulanka soo gunaanaday, ayaa Ugu horrayn muujiyey sida uu uga xun yahay shaqaaqada Laascaanood ka taagan, xukuumad ahaanna ay in badan xakameeyeen, waqti badanna geliyeen sidii xal waara loogu heli lahaa xabbadda, dedaal badanna geliyeen inaan shacabka awood loo isticmaalin, isaga oo shacabka reer Laascaanood iyo waxgaradkoodana ugu baaqay inay dedaal badan geliyaan sidii nabad loogu soo dabbaali lahaa magaalada. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu carrabka ku adkeeyey in cid kasta oo ku waxyeellowday dhibaatada Laascaanood ay tahay cid Somaliland ka dhibaatooday oo ka damqanayaan, dhammaynteedana ay xil weyn iska saareen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Mashaariic Tiro Badan Oo Dawlada Hoose Ee Gabiley Ka Hirgalisay Dhakhtarka Magaalada Gabiley ... Xogo Kashifay In Axmed Muumin Seed Musharax Madaxweyne Ku Xigeen U Noqonayo Faysal Cali Waraabe Iyo ... Xaaska Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Amniga Oo Ka Dayrisay Xaaladda Caafimaad Ee Laba Ka Mid Ah Caruur... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|