Qodobada Kasoo Baxay Shirkii Magaalada Muqdisho Ee Madaxda Dalalka Jabuuti, Itoobiya, Kenya Iyo Somaliya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qodobada Kasoo Baxay Shirkii Magaalada Muqdisho Ee Madaxda Dalalka Jabuuti, Itoobiya, Kenya Iyo Somaliya!
February 1, 2023 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Shir afar goosood ah oo ay ka qaybgaleen madaxwaynayaasha dalalka jabuuti, Kenya iyo raysalwasaaraha itoobiya oo ka qabsoomay magaalaa muqdisho ayaa waxaa gudoomiyay madaxwaynaha somaliya xasan sheikh Maxamuud.

Shirkan ayaa waxaa kazoo baxay qodobo door ah kuwaasi oo uu faah faahin ka bixiyay wasiirka warfaafinta somaliya daa,uud aways

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS