|
|||||
WAJAALE NEWS
Madxadhaqameedka Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Xabad Joojintii Ay Xukuumada Somaliland Ku Dhawaaqday Iyo Shuruudaha Ay Ku Xidheen Hirgalinteeda.
February 11, 2023 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Garaadada gobolka sool oo ka hadlay mawqifka ay ka qabaan xabad joojin xukuumada Somaliland ku dhawaaqday in lagu joojiyo dagaalka magaalada laascanood Garaad jaamac Garaad cali kamid ah isimada gobolka sool ayaa sheegay in ay soo dhawaynayaa balse Somaliland aanay hirgalin hadalkii kazoo yeedhay islamarkaana ay maanta ciidamada Somaliland ku garaaceen laascanood madaafiic sobobay in ay ku dhintaan dhakhaatiir caafimad Dhanka kale garaadada gobolka sool ayaa shuruudo ku xidhay dhaqangalka xabad joojinta ay xukuumada Somaliland ku dhawaaqday. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Dadwaynaha Deegaanka Horo-Haadley Ee Waqooyiga Hargaysa Oo Sida Fiinta Uga Qaliyay Cuno Qabat... Madaxweyne Siilaanyo OO Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Shirkada Bollare Oo Ka Shaqaynaysa Ho... Tibor Nagy Iyo Joshua Meservey Oo Warbixin Ay Qoreen Ku Shaaciyay In Heshiiska Badda Ee Somaliland I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|