|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliya Oo Markale Ka Hadlay Dagaalka Magaalada Laascanood, Isagoo Dawlada Somaliland Iyo Madaxda-dhaqanka Gobol Sool Ugu Baaqay Wada Hadal.
February 17, 2023 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale ka hadlay dagaalka maalmihii udanbeeyay ka socday magaalo madaxda Gobolka Sool ee Laascanood Madaxwayne xasan sheikh ayaa dawlada Somaliland iyo madaxdhaqameedka Gobolka sool Ugu baaqay in ay hirgaliyaan xabad joojintii ay labada dhinacba ku dhawaaqeen islamarkaana arimaha lagu dhameeyo wada hadal. HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo: Sheekh Barbaraawi Oo Sheegay In Sida Ugu Dhakhsaha Badan Dalka Looga Saaro Ninka Lagaroonaha ... Daawo: Xukuumadda Somaliland Oo Ku Fashilantay In Ay Bulshada U Cadayso Shirkadii Keentay Shidaalka ... Daawo:Telefishanka Caanka ah ee Luuqadaha Badan ku Baxa ee Euronews ayaa Warbixin Dareen leh ka Diya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|