|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliya Oo Markale Ka Hadlay Dagaalka Magaalada Laascanood, Isagoo Dawlada Somaliland Iyo Madaxda-dhaqanka Gobol Sool Ugu Baaqay Wada Hadal.
February 17, 2023 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale ka hadlay dagaalka maalmihii udanbeeyay ka socday magaalo madaxda Gobolka Sool ee Laascanood Madaxwayne xasan sheikh ayaa dawlada Somaliland iyo madaxdhaqameedka Gobolka sool Ugu baaqay in ay hirgaliyaan xabad joojintii ay labada dhinacba ku dhawaaqeen islamarkaana arimaha lagu dhameeyo wada hadal. HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; Tahriibayaashii Libiya Ka Tagi Jiray Yurub Oo Bada Gudaheeda Ku Xaniban Iyo Tirada Dowladaha... RADIO WAJAALE : Halkan Ka Dhagayso Qudbadii Madaxweyne Siilaanyo Ka Jeediyay Furitaanka Shirka Maalg... Daawo: Siyaasi Dhoolayare Oo Eedo Culus U Soo Jeediyay Hogaanka Xisbiga Kulmiye, Muj,Cali Gureyna Ku... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|