Madaxwaynaha Somaliya Oo ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Baaq Uu Udiray Waxgaradka Deegaanka iyo Xukuumada somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliya Oo ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Baaq Uu Udiray Waxgaradka Deegaanka iyo Xukuumada somaliland
February 7, 2023 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha somaliya xasan sheikh maxamuud ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal maalintii labaad ka socda magaalada laascanood ee gobolka sool somaliland taasi oo uu sheegay in aan maatiga la qixin islamarkaana arinta wada hadal .

HHALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS