Madaxdhaqameedkii Isku Xil Qaamay Daminta Colaada Magaalada Laascanood Oo Gaadhay Gobolka Sool Iyo Nuxurka Bayaan Ay Soo Saareen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameedkii Isku Xil Qaamay Daminta Colaada Magaalada Laascanood Oo Gaadhay Gobolka Sool Iyo Nuxurka Bayaan Ay Soo Saareen!
February 21, 2023 - Written by Editor:

CAYNABO(W,N)-Madaxdhaqameedka somaliland oo isku xil qaamay xal uhelida colaada magaalada laascanood ayaa gaadhay galabta gobolka sool

Waftigan madaxdhaqameedka ah ayaa ka hadlay ujeedada ay utageen gobolka sool iyagoo baaq culus udiray garaadada beelaha dhulba hante ee ay ergada ugu tageen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS