Madaxdhaqameedka, Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beelaha Garxajis Oo Shaaciyay In Ay Taageersan Yihiin Ergada Nabadeed Ee Loo Diray Gobolka Sool | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameedka, Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beelaha Garxajis Oo Shaaciyay In Ay Taageersan Yihiin Ergada Nabadeed Ee Loo Diray Gobolka Sool
February 20, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka, Waxgaradka Iyo Cuqaasha beelaha Garxajis oo maanta shir jaraa,id kuqabtay magaalada hargaysa ayaa sheegay in aanay beeshooda matali gudidii maalintii shalay hadashay islamarkaana ay taageersan yihiin kana mid yihiin ergada nabadeed ee madaxdhaqameedka Somaliland ah ee ubaxday gobolka sool

Sidoo kale madaxdhaqameedkan ayaa sheegay in xubnihii magaca garxajis ku hadlay ay yihiin xubno taageera xisbiga waddani islamarkaana wixii ay galaan loo raacayo madaxda xisbiga waddani.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS