Madax-dhaqameedka Somaliland Oo War Kasoo Saaray Dagaalka Maalintii labaad Ka Socda Magaalada Laascanood!
February 7, 2023 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka Somaliland oo kulan ku yeeshay magaalada Hargaysa ayaa baaq kazoo saaray dagaalka maagalintii labaad ka socda magaalada laascanood una dhexeeya ciidamada Somaliland iyo maleeshiyaad deeganka ah iyo kooxo kale oo isbahaystay
Madaxdhaqameedkan ayaa ku baaqay in la joojiyo xabada islamarkaana wada hadal lagu dayo xaajada.