Maayarka M. Laascanood Oo Ka Hadlay Dagaalka Ka Socda Magaalada, Kana Soo Horjeestay Talaabada Ay Qaadeen Ciidanka Qaranka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka M. Laascanood Oo Ka Hadlay Dagaalka Ka Socda Magaalada, Kana Soo Horjeestay Talaabada Ay Qaadeen Ciidanka Qaranka Jsl.
February 8, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka magaalada laascaanood oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka degmada ayaa ka hadlay dagaal labadii cisho ee udanbeeyay magaalada ku dhexmarayay ciidamada Somaliland iyo ciidamo beeleedyo ka amarka qaadaya garaadka guud ee beelaha dhulba hante oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawac baahsan ah islamarkaana sida uu sheegay ay ciidamadu duqaymo ka gaysteen magaalada isagoo ku baaqay in ciidamada Somaliland laga saaro magaalada

Dhanka akle maayarka laascanood ayaa ku hanjabay in uu la safan doono ciidamada deegaanka hadii la joojin waayo dagaalka.

COMMENTS
LINKS