Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Hadlay Muhiimada Ololaha Nadiifinta Magaalada Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Hadlay Muhiimada Ololaha Nadiifinta Magaalada Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka
February 23, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa saaka fulisay ololihii bilaha ahaa ee ay ku nadiifiso magaalada haraysa ayaa kaasi oo laga fuliyay qaarkamid ah degmooyinka caasimada.

Sidoo kale maayar mooge ayaa fariin udiray shacabka caasimada ee aan iyagu kala qaybgalin ololahan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS