|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayar Mooge Oo Sheegay In Aan Qof Reer Laascanood Ah Wax Dhib ah Loogu Gaysan Karin Hargaysa.
February 14, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada Hargaysa ayaa ka hadlay warar maalmihii udanbeeyay ay faafinayeen cadowga somaliland oo lagu sheegayay in dadka kazoo jeeda gobolka sool wax lagu yeelayo gobolada kale ee Somaliland taasi oo aan ahayn wax jira Maayarka Mooge ayaa sicad usheegay in aan caasimada hargaysa wax lagu yeeli Karin cid kazoo jeeda gobolka sool islamarkaana ugu baaqay cidii wax dareentaa in ay lasoo xidhiidha maamulka dawlada hoose.
Related posts:Muniir Axmed Cigaal Oo Ka Hadlay Arxandarada Dhakhaatiirta Somaliland Oo Sobobtay Aabihii In Uu Ku C... Madaxweynaha JSL oo Kormeeray Xarumaha Maxkamadaha kala duwan Ee Dalka Iyo Xeer Ilaalinta Guud+SAWIR... DAAWO; Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Sheegay In Ay Dhulka Danta Guud ku Wareejinayaan Wasaaradaha ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|