|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayar Mooge Oo Sheegay In Aan Qof Reer Laascanood Ah Wax Dhib ah Loogu Gaysan Karin Hargaysa.
February 14, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada Hargaysa ayaa ka hadlay warar maalmihii udanbeeyay ay faafinayeen cadowga somaliland oo lagu sheegayay in dadka kazoo jeeda gobolka sool wax lagu yeelayo gobolada kale ee Somaliland taasi oo aan ahayn wax jira Maayarka Mooge ayaa sicad usheegay in aan caasimada hargaysa wax lagu yeeli Karin cid kazoo jeeda gobolka sool islamarkaana ugu baaqay cidii wax dareentaa in ay lasoo xidhiidha maamulka dawlada hoose.
Related posts:Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Dib Xoriyadoodii Ugu Soo Celisay Badi Suxufiyiintii Xidhnaa Iyo M... Shaqaalaha Haayada Wadooyinka Oo Aan Mushar Qaadan Mudo 3bilood Ah Iyo Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay. Hargeysa: Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Oo Gaadhigii Uu Watay Laag Biyo Mareen Ah ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|