Maamulka Dawlada Hoose Ee Magaalada Berbera Oo Qaabiley Muwaadin Ka Cowday Dhul Uu Leeyahay Oo Xoog laga Qaadayo Iyo Balanta Ay Uqaadeen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Dawlada Hoose Ee Magaalada Berbera Oo Qaabiley Muwaadin Ka Cowday Dhul Uu Leeyahay Oo Xoog laga Qaadayo Iyo Balanta Ay Uqaadeen!
February 1, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Maayarka magaalaa berbera oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka degmada berbera ayaa qaabiley muwaadin cabdi faarax oo maanta warbaahinta ka sheegay in xoog lagaga qaadayo dhul uu ku leeyahay magaalada berbera kaasi oo ay ubalan qaadeen in ay dhamaynayaan cabashadiisa

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS