|
|||||
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Kulan La Qaatay Sedexda Xisbi Qaran Iyo Arimaha Ay Kala Hadleen!
February 22, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa saaka kulan iskugu yeedhay saddexda xisbi qaran ee KULMIYE, WADDANI iyo UCID. Kominshanka ayaa Saddexda xisbi qaran ku war geliyey in bilowga bishan Ramadaan oo ku began 22 bisha March ay dalka bilaabi doonan qeybinta kaadhadhkii cod bixiyayaasha ee dhawaan diwaangalintoodu dalka ka dhacdey. Kominshanka ayaa hore u sheegay inay doorashadii madaxtooyada ku qaban karaan muddo 9 bilood ah oo ka bilaabmaysay bishii October ee sanadkii hore.
Related posts:Prof Axmed Ismaaciil Samatar Oo Si Adag U Dhaliilay Hoggaaminta Madaxweyne Biixi & Tayada Iyo Saamig... Laba Suxufi Oo Habeenkii Xalay Lagu Dhaawacay Hargaysa Oo Ka Faah Faahin Ka Bixiyay Sidii Wax Ugu Dh... DAAWO; Muuqaalka Weeraradii Ugu Danbeeyey Ee ay Xarakada Alshabaab ka Ku Qaaday Ciidamada Amisom. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|