Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Kulan La Qaatay Sedexda Xisbi Qaran Iyo Arimaha Ay Kala Hadleen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Kulan La Qaatay Sedexda Xisbi Qaran Iyo Arimaha Ay Kala Hadleen!
February 22, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa saaka  kulan iskugu yeedhay saddexda xisbi qaran ee KULMIYE, WADDANI iyo UCID.

Kominshanka ayaa Saddexda xisbi qaran ku war geliyey in  bilowga bishan Ramadaan oo ku began 22 bisha March ay dalka  bilaabi doonan qeybinta kaadhadhkii cod bixiyayaasha ee dhawaan diwaangalintoodu dalka ka dhacdey.

Kominshanka ayaa hore u sheegay inay doorashadii madaxtooyada ku qaban karaan muddo 9 bilood ah oo ka bilaabmaysay  bishii October ee sanadkii hore.

 

COMMENTS
LINKS