|
|||||
WAJAALE NEWS
“Ilaahay Haka Sabato Saaro Somaliland, Xabad Iyo Dhiigtoona Uma Baahna In Lagu Hogaamiyo”Siyaasi Cukuse.
February 3, 2023 - Written by Editor:KAMPALA(W,N)-Siyaasi cabdilaahi maxamed daahir cukuse oo munasibad soo dhawayn ah ay usameeyeen jaaliada reer Somaliland ee dalka Uganda gaar ahaan kuwa ku dhaan magaalada kambala ayaa uga xog waramay xaalada guud ee dalka uu marayo iyo muranada siyaasadeed ee ka taagan Sidoo kale siyaasi cukuse ayaa sheegay in Somaliland ubaahan tahay in ilaahay ka badbaadiyo talada madaxwayne biixi isagoo dhaliilay qaabkii uu uga hadlay xaalada laascanood. HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbad Sanadeedkii Uu ka Hor Jeediyay Baarlamaanka Somaliland I... DAAWO;-Haweenka Magaalada Boorama Oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Inuu Kasoo Gaadho Dhul Boobka Maayi... "Berbera Kuleylku Wuxuu Marayaa 45 Biyo La,aantuna Meel Adag Bay Mareysaa Waxaanu Cabnaa Dhiiga Masu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|