Hawlgalo Ay Sameeyeen Ciidanka Booliska Caasimada Hargaysa Iyo Waxyaabaha Ay Kusoo Qab Qabteen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hawlgalo Ay Sameeyeen Ciidanka Booliska Caasimada Hargaysa Iyo Waxyaabaha Ay Kusoo Qab Qabteen!
February 28, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ciidanka boolliska Somaliland ee saldhiga daloodho ee caasimada hargaysa ayaa hawlgalo abni oo ay sameeyeen kusoo qab qabtay mukhaadaraad tiro badan iyo dadkii ka ganacsanayay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS