Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Abaalmarisay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa Sannadkii 2022! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Abaalmarisay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa Sannadkii 2022!
February 7, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Haayada Qaxoontiga Iyo Baracayaasha qaranka ayaa qabatay munaasibad lagu abaalmarinayay shaqaalaha haayada kuwii ugu wanaagsanaa sanadkii 2022ka.

Munaasibada oo caawa  lagu qabtay huteelka maansoor ayaa waxaa kasoo qaybgalay gudoomiyaha haayada, gudoomiye kuxigeenka, gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada, wasiiro xukuumada katirsan iyo masuuliyiin kale.

Dhanka kale Waxaa munaasibadan lagu soo bandhigay waxqabadkii haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha ee sanadihii ay haayada jirtay.

WAJAALENEWS DEST

HARGEISA OFFICE.

 

 

COMMENTS
LINKS