|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami Oo Shaaciyay Wakhtiga La Aasayo Iyo Goobta Lagu Aasi Doono!
February 3, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudi qaban qaabo oo madaxwaynaha jsl umagacaabay aaska Alle Ha,unaxariistee Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami oo maanta ku geeriyooday magaalada hargaysa ayaa shaaciyay halka lagu aasi doono marxuumka iyo xabaalaha iyo wakhtiga maydkiisa la qaadi doono. Gudida aaska marxuum axmed xaaji cali cadami oo uu gudoomiye uyahay madaxwayne kuxigeenka Somaliland ayaa bulshada kuw argaliyay inmaalinta bari lagu aasidoono xabaalaha halaya jinaasadiisa lagaga tukan doono masaajidka tabliiqiyiinta. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wasiirka W. Qorshaynta Jsl Oo Heshiis Qarsoodi Ah La Galay Mid Ka Mid Ah Hay’addihii Qaramada Midoob... Daawo:Waraysi Xiiso Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada... Warbixin Daboolka Ka Qaaday Musuq Maasuqa Xakamaha Goostay Ee Maayarka Gabiley Iyo Kharashaadka 18 M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|