|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Beelaha Garxajis Oo Sheegay In Aanay Qayb Ka Ahayn Ergada Madaxdhaqameedka Somaliland Ah ee Loo Diray Xal Uhelida Laascanood.
February 19, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudida beelaha garxajis oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada hargasya ayaa kasoo horjeestay qorshe xal loogu raadinayo xaalada ka taagan magaalada laascanood taasi oo loo diray madaxdhaqameedka somaliland. Gudidan ayaa sheegay in aanay ka beel ahaan kamid ah ahayn madhaxdhaqameedkaasi islamarkaana eedo ujeediyay xukuumada madaxwayne biixi. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo Muqaalo; Ku Gedaaman Kormeerkii Madaxwaynaha Ee Suuqdayada Caasimada +Tuhunka Bulshadu Qabta... Iska Hor Imaad Ku Dhex Maray Deegaanka Waraabeeye ee Gobolka Togdheer Ciidanka RRU iyo Dadka Deegaa... DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Dr Gaboose Iyo Qaybtii Afraad Oo Uu Kaga Wara... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|