Golaha Wakiilada Jsl Oo Shir Deg Deg Ah Ka Yeeshay Xaalada Laascanood Iyo Nuxurka Qodobada Ay Soo Saareen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Jsl Oo Shir Deg Deg Ah Ka Yeeshay Xaalada Laascanood Iyo Nuxurka Qodobada Ay Soo Saareen.
February 26, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta shir deg deg ah ka yeeshay xaalada maalmihii udanbeeyay ka taagan magaalo madaxda gobolka sool kaasi oo ay kazoo saareen qodobo lagu xoojinayo xalin uhelida dagaalka ka socda.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS