|
|||||
WAJAALE NEWS
Garaadada Gobolka Sool Oo Ku Dhawaaqay Inay Nabad Diyaar Uyihiin, Xukuumada Somaliland Ku Eedeeyay In Aanay Iyadu Doonayn Wadahadal.
February 10, 2023 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Garaad mukhtaar garaad oo kamid ah madaxdhaqameedka gobolka sool oo goordhawayd warbaahinta la hadlay ayaa xukuumada Somaliland ku eedeeyay in ay wali duqaymo ka wado magaalada laascanood islamarkaana ay burburiyeen qaarkamid ah masaajidada magaalada Sidoo kale garaad mukhtaar ayaa sheegay in ay nabad diyaar uyihiin islamarkaana la joojiyo xabada balse xukuumada Somaliland aanay diyaar uhayn islamarkaana ay doonayaan in qaadaan weeraro kale. Related posts:DAAWO; Muuqaal Cajiib ah Fanaaniinta Cali Dhaanto Iyo Hani Uk Oo Soo Saaray Dhaanto Cusub Ee “Laba... “Qofka Xaaladda Madaxwanuhu Way Xun Tahay Iyo In laga Soo Dayriyo Jecel Waxan leeyahay Wedka Intii N... Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Xukunka Dad Qaad Lagu Soo Qabtay U Adeegsatay Xeerka Mukhaadaraadk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|