Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Ka Warbixiyay Khasaaraha Ka Dhashay Dagaaladii Ka Dhacay Laascanood Iyo Baaqa Uu Diray! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Ka Warbixiyay Khasaaraha Ka Dhashay Dagaaladii Ka Dhacay Laascanood Iyo Baaqa Uu Diray!
February 22, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Garaad jaamac garaad cali oo kamid ah isimada ku sugan magaalada laascanood islamarkaana ah garaadkii doorka muuqda ku lahaa shaqaaqada ka taagan magaalada laascanood ayaa ka warbixiyay tirade dadkii ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay iska hor imaadadii ciidanka qaranka Somaliland iyo kooxaha maleeshiyaadka deegaanka iyo kuwo kale oo isku bahaystay la dagaalanka Somaliland ayaa haayadaha caalamiga ah iyo maamulka somaliya ku dhaliilay qaabka ay uga hadlayaan arinta isagoo sheegay in ay runta usheegaan

Sidoo kale garaad jaamac garaad cali ayaa sheegay in dagaalkii ugu cuslaa ciidamada Somaliland ku qaadaan maalintii shalay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS