Fanaanad Halgamaa Shamis Qarda jeex Oo Jawaab Kululna Siisay Madaxda Somaliya Iyo Kuwa Kenya & Jig Jiga Kazoo Hadlaya Ee Fidnada ka Wada Gobolka Sool. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Fanaanad Halgamaa Shamis Qarda jeex Oo Jawaab Kululna Siisay Madaxda Somaliya Iyo Kuwa Kenya & Jig Jiga Kazoo Hadlaya Ee Fidnada ka Wada Gobolka Sool.
February 20, 2023 - Written by Editor:

CANADA(W,N)-Fanaanad halgamaa shamis cali Faarax (shamis qarda jeex) ayaa ka hadashay xaalada maalmihii udanbeeyay ka taagan magaalada laascanood iyagoo baaq nabadeed udiray shacabka gobolka sool

Sidoo kale fanaanad shamis qarda jeex ayaa jawaab kulul siisay madaxwaynaha somaliya iyo kuwo qaab qabiil uga soo hadlaya Kenya iyo jig jiga oo iyagu sii hurinaya colaada gobolka sool ee gudaha Somaliland

Dhanka kale fanaanad shamis ayaa dalka jabuuti ka difaacday eedo iyo ceebay dadka qaar ugu soo jeediyeen xaalada gobolka sool iyo in ay taageertay Somaliland kuwaasi oo ay ugu baaqday in ay iska hubsadaan waxa ay umada usheegayaan dhawraana sharafta uu inga mudan yahay madaxwaynaha jabuuti iyo qoyskiisu.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS