Ex Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Sheegay In Aanu Lahayn Facebook Magaciisa Lagu Samaystay Oo Lagu Baahiyay Qoraalo Lidku Ah Somaliland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ex Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Sheegay In Aanu Lahayn Facebook Magaciisa Lagu Samaystay Oo Lagu Baahiyay Qoraalo Lidku Ah Somaliland!
February 11, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada beeraha Somaliland axmed muumin seed ayaa sheegay in aanu lahayn facebook magaciisa lagu samaystay oo maalmihi ugu danbeeyay lagu baahinayay qoraalo lidku ah qarannimada Somaliland midnimada shacabkeega

Sidoo kale siyaasi ex wasiir muumin seed ayaa cadeeyay mawqifka uu ka taagan yahay xaalada Somaliland ee hada.

COMMENTS
LINKS