|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xuska 29aad Guurada Aas Aaska Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Lagu Qabtay Gobolka Sool.
February 2, 2023 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Taliska ciidamada qaranka ee duleedka magaalada laascanood ayaa maanta lagu qabtay munaasibada xuska 29aad guurada aas aaska ciidamada qaranka jsl Waxaana munaasibada ka qaybgalay taliyaha ciidanka qaranka ,wasiiro maamulka gobolka sool iyo masuuliyiin kale. Dhanka kale Taliyaha ciidanka qaranka ayaa ka warbixiyay aas aaskii ciidanka iyo waxyaabaha uqabsoomay iyo dadaalada ay ugu jiraan sidii ciidamadu uheli lahaayeen tababaro caalamiya. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“Caawa Ayaa Ugu Horeysa Oo Ciidanka Qaranku Af Aan Garan Karo Ku Hadlay, “Difaac Aan Qasdi Lahayn Wa... DAAWO;-Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Ka Hadlay Xadhig Ay Dawlada Jabuuti Sheegaytay In Ay Berbera Ke... Doon Ay Saarnaayeen Dad Tahriibayaal Ah Oo Ku Dagtay Bada Liibiya+Tiro Badan Oo Dad Ah Oo La La Yaha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|