|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Mid Kamid Ah Dardaaranadii Dhaxal Galka Ahaa, Ee Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami Uga Tagay Shacabka Somaliland!
February 3, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unxariistee marxuum axmed xaaji cali cadami oo kamid ahaa haldoorka somailand ayaa maantaku geeriyooday magaalada hargaysa iyadoo maalinta bari ahna lagu aasi doono xabaalaha halaya ee magaalada hargaysa Marxuum cadami oo kamid ahaa dadka lagu guntay hadalo badan oo taariikhiya islamarkaana dhaxal u ah shacabka Somaliland ayaa hadalkani wuxuu kamid yahay kuwii ugu danbeeyay ee uu bulshada reer Somaliland kula dardaarmo HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxwayne Kuxigeenkii Hore Ee Jsl OoKka Hadlay Arimaha Doorashooyinka Iyo Baaq Culus Oo Uu Udiray B... DAAWO;-Qoraa Cabdilaahi Wayab Oo Ka Hadlay Marxalada Ay Somaliland Marayso Iyo Baaqii Shacabka Ee Dh... “Waa Xaaraan Waana Arrin Naxdin Leh In Ardayda Loo Adeegsado Rasaas Nool Iyo Jeel Sidii Cadaw Shishe... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|