|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Mid Kamid Ah Dardaaranadii Dhaxal Galka Ahaa, Ee Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami Uga Tagay Shacabka Somaliland!
February 3, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unxariistee marxuum axmed xaaji cali cadami oo kamid ahaa haldoorka somailand ayaa maantaku geeriyooday magaalada hargaysa iyadoo maalinta bari ahna lagu aasi doono xabaalaha halaya ee magaalada hargaysa Marxuum cadami oo kamid ahaa dadka lagu guntay hadalo badan oo taariikhiya islamarkaana dhaxal u ah shacabka Somaliland ayaa hadalkani wuxuu kamid yahay kuwii ugu danbeeyay ee uu bulshada reer Somaliland kula dardaarmo HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Abwaan Axmed Saleebaan Bide Oo Qaab Suugaanaysan Uga Hadlay Khilaafka Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaar... Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Iska Difaacay Eedo Uu Usoo Jeediyay Xildhibaan Katirsan Golaha Wakiila... Daawo:Gudoomiyihii Hore Iyo Gudoomiyaha Cusub Ee Magaalo Ganacsiyeeda Tog-Wajaale Oo Xilkii La Kala ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|