DAAWO;-Bandhiga Buuga Halgan Iyo Himilo Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Bandhiga Buuga Halgan Iyo Himilo Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa!
February 25, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Magaalada hargaysa ayaa habeenkii xalay lagu soo bandhigay buug la magic baxay Halgan Iyo Himilo oo laga Qoray Taariikhdii Alle Ha,unaxariistee Sheekh Khaliif Sh, Xasan Gudaal 1922-2016 oo kamid ahaa astaamihii nabada somaliland mudo dheerna kamid ahaa xildhibaanada golaha guurtida somaliland kaasi oo ay bandhigiisa kazoo qaybgaleen masuuliyiin xukuumad katirsan,culimo awdiin iyo dadwayne faro badan.

Qoraaga Buuga Halgan Iyo Himilo Axmed Kalaas ayaa sharaxaad ka bixiyay nuxurka uu buugani xanbaarsan Yahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS