|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami!
February 4, 2023 - Written by Editor:Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa ka qeyb-galay aas-qaran oo loo sameeyey Alle haw naxariistee Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami oo xilal kala duwan kasoo qabtay Jamhuuriyadda Somaliland, maantana lagu aasay Xabaalaa Halleeya ee bariga Caasimadda Hargeisa.
Aaska Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami oo ay kasoo qeyb-galeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi, Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxmauud Aadan, shir gudoonka wakiilada, Siciid Mire Faarax iyo Cali Xaamuud Jibriil, Madaxweyne ku xigeenkii labaad ee Jamhuuriyadda Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, Taliyeyaasha Ciidamada, qaar ka mida maayarada Dalka, Siyaasiyiin kala duwan, Madaxda Dhaqanka, xubno kamida Golaha Wasiirada, Xildhibaano iyo badiba haldoorka Jamhuuriyadda Somaliland. Related posts:Xukuumada Somaliland Oo Balan Qaad Muhiim Usamaysay Dhalinyaradii Laga Soo Celiyay Liibiya Ee Tahrii... Shirkada SOM Cable, SO Gasho Oo Daahfurtay Adeeg Cusub Oo Bulshada Usahlaya Waxbarashada Iyo In Ay S... Warbixin:- Waxyaabaha Uu Salka Salka ku Hayo Damaca Madaxweyne Deni Ee Galaaftay Gudoomiye Dhoobo Iy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|