Chief Caaqil Rashiid Jaambiir Oo Ka Hadlay Sobobta Ay Gudida Beeshoodu Udiiday Ergadii Nabadeed Ee Loo Diray Colaada Laascaanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Chief Caaqil Rashiid Jaambiir Oo Ka Hadlay Sobobta Ay Gudida Beeshoodu Udiiday Ergadii Nabadeed Ee Loo Diray Colaada Laascaanood
February 23, 2023 - Written by Editor:

Chief Caaqil Rashiid Jaambiir Ayaa Ka Hadlay Sobobta Ay Gudida Beeshoodu Udiideen Ergadii Nabadeed Ee Loo Diray Colaada Laascaanood.

Sidoo kale chief rashiid jaanbir ayaa sheegay in madaxwaynaha Somaliland muuse biixi iyo teamkiisu aaminsan yihiin in aan qofkasoo jeeda beesha garxajis lagu aamini Karin Somaliland iyagoo ku eedeeyay in ay tahay Somali wayn.

COMMENTS
LINKS