Boqorka Beelaha Direed Oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Wajaale Ee Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boqorka Beelaha Direed Oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Wajaale Ee Gobolka Gabiley.
February 24, 2023 - Written by Editor:

WAJAALE(W,N)-Boqorka Beelaha Direen Ayaa maanta Lagu soo dhaweeyay magaalada wajaale ee gobolka gabiley isagoo kazoo Kicitimay dalka Itoobiya,

Waxaana boqorka beelaha direen kusoo dhaweeyay somaliand madaxdhqameedk iyo waxgarad iyo dhalinyaro

Sidoo kale waftiga boqorka beelaha direen ayaa loo soo galbiyay dhinaca caasimada hargaysa oo loogu sameeyay hadhimo sharafeed.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;’

 

COMMENTS
LINKS