Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Wakaalada Biyaha Ee Magaalada Gabiley Iyo Waxyaabaha Uu Kusoo Arkay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Wakaalada Biyaha Ee Magaalada Gabiley Iyo Waxyaabaha Uu Kusoo Arkay!
February 28, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley cabdiqani Maxamuud jiidhe ayaa kormeer ukuurgal ah ku tagay wakaalada biyaha ee magaalada gabiley isagoo warbixin ka dhagaystay maamulka wakaalada gabiley iyo qaabka ay ushaqayso.

Sidoo kale maareeyaha wakaalada biyaha gabiley ayaa ka warbixiyay adeeyada ay bulshada uqabtaan iyo talaabooyinka kor loogu qaadayo in bulshada la gaadhsiiyo biyo ku filan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS